Muxuu ka yiri RW Kheyre Ciyaarta adeg ee Xulalka Soomaaliya & Itoobiya

0
Wednesday November 14, 2018 - 16:07:33 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu ka yiri RW Kheyre Ciyaarta adeg ee Xulalka Soomaaliya & Itoobiya

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay xulka kubadda cagta dalkeenna ee Xiddigaha Badweynta oo la cayaari doona Dhiggooda Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay xulka kubadda cagta dalkeenna ee Xiddigaha Badweynta oo la cayaari doona Dhiggooda Ethiopia.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter ayuu Ra’iisul Wasaare Kheyre ku yiri ‘Waxaan guul u rajeynayaa xulkeenna kubbadda cagta kulanka ay la yeelanayaan dhiggooda Ethiopia”

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa intaas ku daray in mas’uuliyiinta,shacabka iyo qarankuba ay taageero la garab taagan yihiin Xulka Qaranka.

Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka dhalinyarada ciyaaraha iyana dhankeena aad u ammaantay diyaar garowga ciyaartoyda dalkeena waxayna aad ugu rajaysay inay guul lagu farxo ay ka soo hooyaan ciyaarta galabta iyo ciyaaraha kale,waxaana xalay loo sameeyay Xulka kulanka Casho Sharafeed ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip