Faah faahin:-Dab xoogan oo ka kacay Garoonka Aadan Cadde & Wararkii ugu dambeeyay

0
Monday November 12, 2018 - 09:23:29 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah faahin:-Dab xoogan oo ka kacay Garoonka Aadan Cadde & Wararkii ugu dambeeyay

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab xoogan oo xalay saqdii dhexe ka kacay Maqaayada CP lunch oo ku dhextaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab xoogan oo xalay saqdii dhexe ka kacay Maqaayada CP lunch oo ku dhextaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa waxaa la sheegay in uu socday saacado badan,isla markaana Khasaaro xoogan u geystay Maqaayada CP lunch oo ku dhextaalla Garoonka.

Sidoo kale waxaa la sheegay in dabkaan uu ka dhashay Koronto,waxaana saakay Hakad la geliayay duulimaadyadii Garoonka ka bixi jiray iyo kuwii soo degi jiray.

Dad ku sugan Gudaha Garoonka ayaa inoo sheegeen in weli ay socoto gurmad ku aadan sidii dabkaasi loo demin lahaa,isla markaana Shaqooyinka Garoonka ay istaageen.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip