Golaha Iskaashiga oo war kasoo saaray Xaaladda Cakiran ee ka taagan Baydhabo

0
Tuesday November 06, 2018 - 10:34:24 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Iskaashiga oo war kasoo saaray Xaaladda Cakiran ee ka taagan Baydhabo

    War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Cakiran ee ka tagaan Magaalada Baydhabo gaar ahaan dhanka Doorashooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Cakiran ee ka tagaan Magaalada Baydhabo gaar ahaan dhanka Doorashooyinka.

Sidoo kale Golaha Iskaashiga ayaa cambaareeyay faragelinta dowlada Soomaaliya ay ku heyso Doorashada 17 Bishan ka dhaceysa Magaalada Baydhabo.

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa waxa ay sheegeen in Magaalada Muqdisho loo qaaday inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamaulka Koonfur Galbeed,kuwaasi oo ay ku sheegeen in lagu soo qancinayo si ay u doortaan Musharax ay dabada ka riixeyso dowlada Soomaaliya.



Hoos ka Akhriso Warka kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip