War Deg Deg Ah:-Wasiirkii Maaliyada Maamulk Galmudug Oo Goordhow Is Casilay

0
Wednesday September 14, 2016 - 12:57:23 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Wasiirkii Maaliyada Maamulk Galmudug Oo Goordhow Is Casilay

    War goordhow ku soo dhacay war qabadka shabakada warsheekh.com ayaa waxa uu sheegayaa in uu is casilay Wasiirkii Maaliyada maamul Goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War goordhow ku soo dhacay war qabadka shabakada warsheekh.com ayaa waxa uu sheegayaa in uu is casilay Wasiirkii Maaliyada maamul Goboleedka Galmudug.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasaarada Maaliyada maamulka galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in uu xilka wasiirnimo uu iska casilay Wasiirkii Maamliyada kaa oo lagu magacaabo Cali Saciid.

Ilaa iyo hada macada sababta ka dambeeysay is casilaada Wasiirka.


Wixii ku soo kordha la soco in sha allaah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip