Arsenal oo xagaagan soo xiri gilin doonto Xidig u ciyaaro Real Madrid "Waa kuma?"

0
Monday March 03, 2014 - 12:10:14 in Sports by
  • Visits: 2625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo xagaagan soo xiri gilin doonto Xidig u ciyaaro Real Madrid "Waa kuma?"

    Kooxda Arsenal oo ka dhisan dalka England ayaa waxa ay cosdi u dirtay kooxda Real Madrid oo ayana ka dhisan Spain ayadoona labada koox ay isku fahmeyn codsiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Arsenal oo ka dhisan dalka England ayaa waxa ay cosdi u dirtay kooxda Real Madrid oo ayana ka dhisan Spain ayadoona labada koox ay isku fahmeyn codsiga. Tababare Winger ayaa doonayo in uu la soo wareego xidiga u ciyaaro Kooxda Real Madrid ninka lagu Magacaabo Alvaro Morata kadib codsigiisii oo laga aqbalay.

 

Ciyaariyahanka ayaa waxa uu kooxda Arsenal ku qanciyay in ay heli doonnaa lex bilood kadib ayadoona 21jirkaan ay Kooxda Real Madrid ku qiimeysay aduun lacageed gaarayo 15Million oo Band.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip